Som Integrationsverein Zürich 5 -Fc Guul Bern 1
Som Integrationsverein Zürich 5 -Fc Guul Bern 1
Hambalyo Gobalka Zürich
Pic Respekt Nureyn Abiikar Qurbac ![]()
Gudomiye Dhaliyarada Wax Badan ayaad u qabatay.
Ciyaar Cajiib ah oo Xamaasad leh ayaanu wada ciyaarnay .
Tababare Khaalid Duco Hambalyo ![]()
Si khaas Ah Dhamaan Dhalinyarada Switzerland waa Mahadsantihiin.![]()






